Dayuurado dagaal oo duqeymo culus ka geystay degaano ka tirsan Koonfurta Somalia

Ciidamada Kenya ayaa duqeyn loo adeegsaday dayuuradaha dagaalka ku qaaday degaano ka tirsan Jubooyinka. Saraakiisha ciidanka Jubballand ayaa sheegay in duqeyntan oo ka dhacday degaanada Weel-Maaro iyo Suubow ee gobolka Jubbada hoose  lagu beegsaday fariisin Al Shabaab ku lahaayeen halkaasi. Duqeynta diyaaradaha dagaalka Kenya oo qeyb ka ah AMISOM ayaa fuliyay, kadibna waxaa xigay weerar … Continue reading Dayuurado dagaal oo duqeymo culus ka geystay degaano ka tirsan Koonfurta Somalia